Instagrram staratgry- social media
Sida aynu wada ognahay instagramku wuxu ka mid yahay aalada ay dad badan isticmalaan kuwaaso ku soo gudbiya muuqalo, sawiro iyo ganacsiyadood.
Waqtigan aynu joogno dad badan ayaa isticmaala oo ay somalidu ka mid tahay, kuwaaso u isticmaala habab kala duwan, hadaba qormadan waxan idunkala wadaagi doona dhowr hab oo aad ku horumarin karto your instagram.
Table of Contents
Toggle1. Si joogta ah wax uso gali
Si aad u kobciso instagramkaga waxa muhiin ah inaad si joogta ah aad wax ugu soo gudbiso adigo isticmaalya sawiro, qoraal, ama live,.
Tani waxay ka caawinysa in dad badan kugu xidhmaan oo ay marka ay so galaan instagramkood ay la socdaan waxad aad kusoo gudbisay.
2. Wax tayo leh- Quality content
Sida aynu wada ay ognahay instgramka waxa ugu babdan ee lagusoo gudbiyaa waa, muuqalo, sawiro, live, alaab, hadaba si aad dadka mudo badan kula jooga kuguna xidhnaadan.
3. La hadal dadka kugu xidhan
Marka aan ku leeyay dadka kugu xidhan la sheekayso, macnaheedu maaha inaad qof walba aad la sheekaysto ama aad call ku sameeyso,
Balso waxa muhiin ah inaad followerska la socoto, Tusaale ahaan sida comment inaad ugu jawaabto ama like u saarto faalada uu bixiyay, inaad marka uu qof fariin kusoo diro aad uga jawaabto intii aad awoodo.
4. ciwaan soo jiidasho leh
Marka aad rabto inaad post soo dhigto waa inaad isticmaal kalmado ku haboon post aad soo galinyso instgramkaga haday noqoto story ama postka caadiga ah.
Sababto ah title soo jiidasho leh waxa uu kaa saacidaya in aad hesho dad badan oo kugu xidhma amase sii asxbtooda la wadaaga postigaga, taaso ku keeni karto dad badan
5. Isticmaal Hashtags
Isticmalida hashtags alada instgramka marka loo eego social media kale, aad bay u muhiin ama saamayn leedahay, kuna sahlaysa inaad dad badan ay gaadhaan postiga aad soo dhigtay.
Waxa la ogaaday amase instagram ka mida hadii aad iscmaasho hashtags waxay si fudud kugu sahlayaan in sawirad ama videos ay meel dheer gaadhaan dad abdani arkaan,
Waxa jira boqolal website kuwaaso ku sahlaya in aad markii kasoo hesho amse kaso copy garaysto hashtags tayo fiican leh oo ku haboon psotigaga.
6. Muhiimada coverka
Mesha ugu horayse qofka marku soo booqdo instgramkaga uu arkaya waa sawirka saaran profilekaga iyo qoraalka ku qoran, sida darteed isticmaalida magacaga saxda ah iyo sawirkaga waxay ka caainysa in dad aqoon ku leh markay arkan ay kugu soo biiraan.
Hadaba sii aad horumar uga gaadho ama aad u noqoto qof aalada instgaramkaga caan ka ah , taaso ku saamaxaysa inaad hadhow aad dhowr hab u isticmaali karto, tusaale ahaan hadaad followers badan aad haysto, waxad aad awooda inaad.
Aad ku dhex gato alaabtada ama ganacsigag, inaad dadka xayaysiin ugu samyso, inaad dadka qaar ugu samyso waxa loo yaqaano shoutout adigo lacag ka heleya.
Hadab mar walba ku dadaal inaad kusoo gudbiso wax aanan marnaba dhib u keenay, diintaada, dhaqankaaga, dalkaaga, dadkaaga.
Mar walba oo aad rabto inaad wax kusoo gudbiso aalada instagramka, waxaad aad xasuusnaat in dad badan istcimaalaya , taaso keeni karta in ay adkaato si aad dad badan kugu xidhmi lahaayeen.
Laakiin hadii aad adigo dadaasho, oo aad waqti galiso sin aad horumar uga gaadho instagramka, waxa muhiin ah dhowrka qodob ee xaga sare kusoo xusnay aad raacdo. Waxa laga yaaba inaad horu u arki waydo wax isbedel ah,
Laakiin hadaad mudo badan aad ku celceliso adigoo u samraya waxa aan hubaa inaad natiijo ka gaadhi doonto. Hadaba fariintayda ugu dambaysa ee aan kula wadaagi lahaa.
Waxa weeye waa sura gal inaad horumar ka gaadho alaadaha instagramaka adigo hadhow u badali kara meel aad ku ganacsto, oo aad lacag ka samayso, taaso aad ku maamuli karto, kuna isticmaali karto nolol maalmeedkaaga, ama ta qoyskaaga
Instagramka iyo business
Instagramku waxa uu ka mid yahay aaladaha loogu isticmaalka badan yay haday noqoto dhanka personal ama dhanka businesska, hadaba halkan waxan idunka wadaagi doona dhowr sabab oo aad ugu isticmaali lahayd instagramkaga ganacsigaga.
1. Instagram is becoming more popular.
Instagramka dad badan ayaa isticmaala kuwaaso u isticmaala sababo kala duwan tusaale ahaan qaar waxay u isticmaalan.
dhanka muuqalda iyo sawirada in ay kusoo gudbiyaan qaar waxay u istcimaalan in ay ganacsigooda kusoo gudbiyaan si ay u helaan dad badan oo ka iibsada alaabtooda ay iibinayaan.
Halka qaar kale funny ahaan ama live usoo galaan si ay asxaabtooda waqti ula qaatanoo ay halka ku wada baashaalan waqtina kuwada qaatan, halka qaar kale usoo galaan si ay waalidkood ama famligyooda kala xidhiidhan.
Halka qaar kale usoo galaan si ay dadka ugu soo gudbiyaan wixi marka cusub sida dowlada, saxafada, iyo wariyaashaba, hadaba hadii aad tahay qof aan wali lahayn instagram account waxa aad dhaafaysa jaanis weyn oo aad dad badan ku heli lahayd .
Tusaale ahaan hadaad leedahay ganacsigi waa muhiin in aad haysto instagram business account kaao ku sahlaya in aad alaabta si fudud ugu gudbiso boqolal qof oo kala jooga dalalka dibadiisa.
Hadii aad tahay youtube waa muhin in aad haysto instagram account waayo waxa uu qayb weyn ka qaadanayan sidii aad ku heli lahayd dad badan kuwaaso hahow ku xidhmi doona youtubeka ama daawan doona muuqaldada.
2. You can work with influencers as a team.
Sido kale isticmalka instagramka kaliya kuma koobna inaad muuqalo ama post aad soo dhigto oo aad alaab ku dhex iibiso.
Waxa sido kale aad ka heli karta inaad ka dhex hesho dadka influencers kuwaaso qaab fudud kugu xayaysiin kara alaabtada aad iibinyso ama gadayso, waa hadii aad wali haysan macmill ama folowers badan.
Marka waxad samayn karta waxad la xidhiidh karta dadka followers badan ahaysta kuwaso ku samyn doona xayaysiin dhanka instagramka ah.
Hadii se aad haysto instagram followers badan ama dadk kugu xidhan dhanka instagramaka adigaba marka noqon kara qofka dadka xayasiinta u sameeya adigo dhaqaale ka qadanaya kadibna alaabtooda ugu xayaysiinnya instagramkaga.
3. Isticmaalida hashtags
Instagramku waxa uu kaga duwan yay social media kale waxa uu haysta ama aad ku isticmaali karta hashtags kuwaaso ah kuwo tagyo fiican leh oo kugu soo xidhaya dad cusub ama macmiil cusub hadii aad aalaab ku dhex gadayso.
sida social media kale facebook, tiktok, youtube oo kale maaha instagramk waayo hashtags insatagramku aad bay u awood badan yihiin oo waxay postiga ama alaabta gaadhsinya dad badan oo cusub.
4. Story with links
Instagramku waxa uu sido kale kaga duwan yay social media kale waa dhanka story sida caadiga ah dhamaan ama badankoodu social medai waxay leeyihiin qayb la dhaho story taaso ku sahlaysa inaad post ama muuqal soo dhigto 24 hours yaalaya.
Hadaba instagramku wuxu kuwa kale dheeryay in aad ku dari karto links taaso macmneedu yay inaad alaabta online ka ah aad si fudud ku iibin karto waayo markad soo dhigto story 24 hours yaalay.
Kadibna aad link kusoo lifaaqdo waxay u badan tahay qofki arka storyga inuu ku dhufto links kaaso toos u geynya halki alaabtudu taalay ama your online store.
Sido kale hadaad tahay youtuber waa jaanis fiican kaaso aad muuqalka ma youtube channelkaga linksgadooda kusoo dari karto kuwaaso ku soo jiidaya views abdan iyo dad abdan oo kugu soo xidhma.