Nin dadka hindiya abaal weyn kuleh.
Dadka Hindida ah yaanay waligood ilaawin ninkan Liinta u iibin jiray si uu iskuul ugu dhiso caruur masaakiin ah harala hababa waxa uu ahaa nin faqiir ah oo ka soo jeeda carnit taka India waxa uu ku dhashay faqri mana helin fursad uu wax ku barto ma uusan doonayn in caruur kale ay noqdaan. sidiisa oo kale waxa uu go’aansaday in uu wax qabto in kasta oo uu dakhligiisu yar yahay waxa uu bilaabay in uu kaydsado lacag kasta oo ka mid ah dakhligiisa si uu dugsi uga dhiso tuuladiisa hababa dad badan iyo dawladba waxa uu waydiistay dhaqaale loogu tallo galay dugsigaasi 20 sano oo uu dadaal badan ku jiray sanadkii 2000. ugu dambayntii waxa uu u dhisay dugsi ay wax ku bartaan caruur danyar ah hada dugsigiisi waxa uu u yaboohay waxbarasho ilaa fasalka 10aad